Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland oo soo saartay digniin culus (Akhriso)

Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland ayaa soo saartay digniin la xiriirta weeraro ku soo wajahan goobaha ay ku badan yihiin shacabka Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in kooxda Al-shabaab ay qorsheyneyso bishan Ramadaan iney weeraro ka fuliso goobahaa ay bulshadu ku badan tahay. “Ayadoo lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan … Continue reading Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland oo soo saartay digniin culus (Akhriso)